Dufcadii 2aad ee Jaamacadda Admas oo 235 Arday oo ka qalijabisay shahaadooyin lagudoonsiiye

Jaamacadda Admas xafiiskeeda magaalada Hagrgeysa ayaa ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyey dufcaddi 2aad ee ka qalinjabisay Jaamacadda mudadii ay ka furayd Somaliland,tirada Ardaydaasi oo ayd 235 Arday oo isugjira qaybaha kaladuwan ee Jaamacadda. Xafladda Munaasibadda qalinjabinta ee Jaamacadda Admas University College oo lagu qabtay Hotelka Maans-soor ee Magaalada Hargeysa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynah guud ee Jaamacadaha Admas Mr Molla Isegay oo fadhigisiiu yahay magaalada Addis Ababa, 

Read more...

Connect With Us