Classes for the Masters Programs intake is starting in January 2022

Classes for the Masters Programs intake is starting in January 2022

Jaamacadda Admas, faraceedda Hargeisa, waxa ay ugu bushaaraynaysaa dhammaan dadka xiisaynaya waxbarashada heerka labaad ee Jaamacadda (Master’s Degree) in dhammaan barnaamij-yadda Jaamacada ee heerka labaad bilaabayaan sannadka cusub, January-2022.

Barnaamij-yadda waxa ka mida.

1) MBA in Business Administration
2) MA in Project Planning and Management
3) MA in Human Resources Management
4) MA in Marketing Management
5) MSc in Accounting and Finance
6) MSc in Islamic Banking and Finance
7) MS in Public Financial Management
8) MSc in Development Economics
9) MA in Development Studies
10) MA in Educational Planning and Leadership
11) MA in Political Science and International Relations
12) MSc in Computer Science
13) MPH in Public Health
Haddaba isqoristu waxay ka socotaa dhamaan Xarumaha Jamaacadda ee fadlan hore u gaadh.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
+25634413881

No Comments

Give a Reply